103 xildhibaan oo Soomaaliyeed ayaa dalbaday in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu iscasilo sababo la xiriira ku xadgudubka dastuurka.

Muqdisho (Mudugpost) – Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada gole oo ka kooban 103 xubnood ayaa si wadajir ah u soo saaray bayaan ay ku dalbanayaan in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka ka dago, iyagoo ku eedeeyay inuu si weyn u xadgudbay dastuurka, uu ku takri-falay awoodda, islamarkaana uu ku guul-darreystay hoggaaminta dalka…

Read More

Trump wuxuu ku dhawaaqay weerarro lagu qaaday goobaha nukliyeerka ee Iran. Iran ayaa mar hore ka daadgureysay goobaha nukliyeerka ee la sheegay in Mareykanku weeraray.

Iran ayaa ka daadgureysay goobaha nukliyeerka ee la sheegay in Mareykanku weeraray “waqti hore,” sida uu sheegay agaasimaha warbaahinta dowladda Iran waxay horey u daadgureysay saddexda goobood ee nukliyeerka ah ee Mareykanku sheegay inuu weeraray, sida uu sheegay agaasimaha warbaahinta IRIB ee dowladda Iran. Warbixintaasi waxaa lagu faafiyay wakaaladda wararka ee Mehr News Agency, oo…

Read More

The Director General of the Horncenter Dialogue Research Organization, Ambassador Dr. Ahmed Abdi Salan Haji Aden, accompanied by members of parliament,

Dusmareeb: The Director General of the Horncenter Dialogue Research Organization, Ambassador Dr. Ahmed Abdi Salan Haji Aden, accompanied by members of parliament, ministers, and the administrations of Galgaduud region and the capital Dhusamareeb, paid an encouraging and supportive visit to Ubax Abdullahi Culusow, the founder of “Dhaqankaaba.” The purpose of the visit was to support…

Read More

MD XASAN SHIIKH OO KA DEGAY BAQDAAD

MUDUGPOST -MAY 16TH,2025-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, halkaas oo uu kaga qayb gali doono meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta. Shirka ayaa lagu gorfeeyn doonaa arrimo la xiriira dadaallada lagu doonayo in xal waara loogu helo xasaradaha amni iyo siyaasadeed ee ka aloosan qaybo…

Read More

Dowladda oo soo bandhigtay qorshe wax looga qabanayo Weerarrada Hoobiyaasha ee Muqdisho

MUQDISHO – Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin (loo yaqaan Moalim Mahdi), ayaa ku dhawaaqay abaalmarin lacageed oo dhan $30,000 qof kasta oo bixiya warar lagu kalsoonaan karo oo horseeda in la aqoonsado ama la qabto dadka ka dambeeyay weerarradii hoobiyaasha ee dhawaan ka dhacay caasimadda Muqdisho. Taliyaha ayaa dadka Muqdisho ku booriyay inay si…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran oo loo dhan yahay

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025. War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in shirkani la isugu keeni doono madaxda dowladda federaalka, madaxda dowlad-goboleedyada, siyaasiyiin hore, xisbiyada siyaasadeed, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka. Go’aanka ayaa yimid kaddib toddobaadyo…

Read More

PM Hamza Barre Meets Djibouti’s President to Strengthen Regional Security and Bilateral Ties

Djibouti – In a show of growing regional cooperation, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, held a key bilateral meeting with the President of the Republic of Djibouti, H.E. Ismail Omar Guelleh, during his official visit to Djibouti on June 2, 2025. The high-level talks focused on enhancing political,…

Read More

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka,

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka, ayaa caawa xaruntiisa ololaha ku qaabilay qaar kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ugu horreyn dhallinyarada la socodsiiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo ujeedada ay…

Read More

Somalia Launches Ambitious Century Vision Plan 2060 to Transform the Nation into a Prosperous, Unified Middle-Income Country

n a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched the country’s Century Vision Plan 2060 in the capital, Mogadishu. The plan aims to transform Somalia into a peaceful, unified, and economically thriving middle-income nation by the year 2060. Known as “Hiigsiga Qarni-jirka 2060-ka,” the…

Read More

Djibouti Celebrates 48th Anniversary of Independence with National Pride and Regional Solidarity

President Ismail Omar Guelleh led the people of Djibouti in commemorating the nation’s 48th Independence Day on Thursday, June 27, with a patriotic ceremony attended by senior government officials, members of the armed forces, and hundreds of citizens. The event marked nearly five decades since Djibouti declared independence from French colonial rule in 1977. Held…

Read More