Somali President attends handover ceremony for new intelligence director

Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday attended the official handover ceremony marking the transition of leadership at the National Intelligence and Security Agency (NISA), where Mahad Mohamed Salad assumed responsibilities as the new director, succeeding Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe. The event, held at NISA headquarters in Mogadishu, was attended by key government and security…

Read More

Daawo: Rooble oo kashifay sir uu ka hayo Xasan Sheekh iyo arrin uu sheegay balse ma yahay shaqsi la aamino karo waxa uu sheegay manta .

Muqdisho : Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble (Baahane), ayaa maanta si cad u sheegay in uu hayo sirro culus oo ku saabsan Madaxweynaha hadda xilka haya, Xasan Sheekh Maxamuud. Rooble oo hadlayay isagoo muuqaalkiisa la baahiyay, ayaa ku andacooday in Xasan Sheekh uusan wali ka dagin xilka madaxtinimo – taas oo macnaheedu…

Read More

Yaa leh awoodda ansixinta weerar Mareykan ah oo ka dhan ah Iiraan waa arrin dood ah. Dastuurka Mareykanka wuxuu si cad u sheegayaa in kaliya Golaha Congress-ka uu leeyahay awoodda inuu dagaal ku dhawaaqo.

Mudugpost-Si kastaba ha ahaatee, si dhaqangel ah, Mareykanku ma aanu ku dhawaaqin dagaal tan iyo Dagaalkii Labaad ee Adduunka. Si kastaba, waxaa jiray weeraro milatari oo badan oo Mareykanku ku qaaday dalal shisheeye tan iyo markaas, oo ay ogolaadeen madaxweynayaal ka socda xisbiyada labada dhinac. Madaxweynaha Trump, tusaale ahaan, wuxuu ku tiirsan yahay awoodaha madaxweynaha…

Read More

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Spain iyo Aljeeriya

MUQDISHO – Dhalinyaro Soomaali ah oo saarnaa dooni tahriib ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Spain iyo Aljeeriya, kadib markii ay doontii la socdeen ku degtay biyahaasi, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah. Dhalinyaradan ayaa la sheegay in muddo bilooyin ah ku sugnaayeen gudaha Aljeeriya, iyaga oo sugayay fursad ay ugu…

Read More

The former U.S. Ambassador warns that clan divisions pose a threat to peace and stability in Somalia.

Larry André, the former U.S. Ambassador to Somalia from February 2022 to May 2023, has warned that clan rivalry and internal political conflicts are major obstacles to achieving lasting peace and stability in Somalia. In an interview with The Washington Post, André cited the election-related violence that occurred in 2022 as a clear example, describing…

Read More

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka,

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka, ayaa caawa xaruntiisa ololaha ku qaabilay qaar kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ugu horreyn dhallinyarada la socodsiiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo ujeedada ay…

Read More

President Mohamud inaugurates new intelligence center, praises army’s gains against Al-Shabaab

Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday inaugurated the new Intelligence and Reconnaissance Center of the Somali National Army (SNA) in Mogadishu, a move aimed at strengthening the country’s defense and security capabilities. President Mohamud described the facility as a symbol of the government’s commitment to developing national defense institutions. He noted that the advanced…

Read More

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Mucaaradka uga digtay in ay Caasimadda ka abuuraan amni darro

MUQDISHO-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadalo kasoo yeeray qaar kamid ah xubnaha Mucaaradka oo shalay ka hadlay Mowlaca Macalim Nuur oo ay ku dureen in Xukuumadda ay ku fashilantay siyaasadda dalka ammaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Wasiiru-dowladaha Wasaaradda Gaashandhiga ee Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdi Cali ayaa uga digay Mucaaradka inay ka…

Read More

𝗧𝗵𝗲 𝗥𝗲𝗽𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰𝗮𝗻 𝗟𝗲𝗴𝗮𝗰𝘆 𝗼𝗳 𝗦𝘁𝗮𝗻𝗱𝗶𝗻𝗴 𝗪𝗶𝘁𝗵 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘀 𝗮𝗻𝗱 𝗜𝗺𝗺𝗶𝗴𝗿𝗮𝗻𝘁𝘀

Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and disappointment. But it is important to remember a fuller and more honest history. Some of the strongest allies Somalis ever had in the United States were Republican presidents and lawmakers whose leadership rose above division. Recent negative remarks about Somali Americans have stirred frustration and…

Read More