Madaxweynaha oo Dhagax-dhigay Garoon Diyaarado, Deked Casri ah iyo Mashaariic Kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha garoon diyaaradeed casri ah, deked cusub iyo mashaariic kale oo muhiim ah oo laga hirgelinayo deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Mashaariicdan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo horumarka gobolka, kor u qaadista isku xirka…

Read More

Somalia’s intelligence agency meets with Mogadishu mayor over city’s security

MOGADISHU, June 7 — Senior security officials and the Banadir regional administration held a key meeting to discuss measures to enhance security during the upcoming Eid al-Adha celebrations. Attendees included Somali Police Force Commander General Asad Abdullahi Osman, newly appointed National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad, Banadir Regional Governor and Mogadishu Mayor…

Read More

President Mohamud appoints Hassan Muungaab as Mogadishu Mayor amid political tensions

Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Dr. Hassan Mohamed Hussein Muungaab as the new Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, replacing Mohamed Ahmed Amiir, according to a presidential decree issued Wednesday. The decree highlighted Muungaab’s prior experience and track record in public service, noting his previous tenure in the same role in…

Read More

Opposition Leaders’ Summit in Mogadishu Enters Second Day, Focuses on Somalia’s Political Future

Mogadishu, Somalia – The second day of a major opposition leaders’ conference is underway in Mogadishu, with former Somali president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed chairing the meeting. The gathering aims to address pressing political issues facing Somalia, including electoral reforms and the country’s broader political trajectory. In his opening remarks, Sheikh Sharif emphasized that while the…

Read More

Madasha Samatabixinta oo walaac ka muujiyay go’aanka Dowladda Federaalka ee Joojinta qaab dhismeedka Iskaashiga Caalamiga ah

Madasha Samatabixinta Sooomaaliyeed ayaa si weyn uga walaacsan go’aan ay sheegeen inuu yahay hal dhinac oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku joojisay qaab-dhismeedka iskaashiga caalamiga ah. Tallaabadan degdegga ah ayaa lagu sheegay inay dhaawac weyn u geysatay iskaashiga wax ku oolka ah ee dhinacyada gudaha iyo dibadda, taasoo ka tarjumeysa go’doon siyaasadeed oo sii…

Read More

𝗤𝘂𝗿𝗯𝗮𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗹𝗺𝘂𝗱𝘂𝗴 𝗠𝘂𝗱𝘂𝗴 𝗦𝘁𝗮𝘁𝗲 𝗲𝗲 𝘄𝗮𝗾𝗼𝗼𝘆𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗺𝗲𝗿𝗶𝗰𝗮 𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗼𝘄𝗲𝗲𝘆𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗴𝗮𝗰𝗮𝗮𝗯𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗪𝗮𝗸𝗶𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗝𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗲𝗲 𝘄𝗮𝗾𝗼𝗼𝘆𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗺𝗲𝗿𝗶𝗰𝗮 .

Read More

Maxay Noqonaysaa Jawaabta Iiraan ee Weerarradii Habeenkii ee Israa’iil?

 Tehran waxay wajahaysaa xulashooyin kooban oo ku saabsan Bariga Dhexe ee cusub, halkaasoo Suuriya aysan mar dambe ka tirsanayn Xulafada Iska-Caabbinta ee Iiraan, isla markaana Xisbullah ee Lubnaan uu ku jiro xaalad adag. Ma awooddaa Iiraan inay kaligeed wajahdo Israa’iil? Maxay Noqonaysaa Jawaabta Iiraan ee Weerarradii Habeenkii ee Israa’iil? Mudugpost – Israa’iil waxay ku sii…

Read More

Xildhibaanada maamul-goboleedka cusub ee Waqooyi-bari Soomaaliya ayaa Sabtidii doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw Xasan

Mudugpost-Xildhibaanada maamul-goboleedka cusub ee Waqooyi-bari Soomaaliya ayaa Sabtidii doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw Xasan inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka gobolka, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo lagu dhameystirayo dhismaha maamul-goboleedka federaalka. Dr. Aadan Cabdullaahi wuxuu helay 53 cod, halka musharixiisa, Cabdiqafaar Dheeliye, uu helay 29 cod. Hal cod ayaa lagu dhawaaqay inuu waxba ka jirin, sida…

Read More

DF oo wacad ku martay la-xisaabtanka Axmed Madoobe kadib dagaalka Beledxaawo

 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dagaalka mar kale ka qarxay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaasi oo mas’uuliyadiisa ku eedeysay hoggaamiyaha Jubbaland. Wasaaradda Amniga Gudaha oo uu kasoo baxay war-saxaafadeedkan ayaa waxay si adag u cambaareysay daadinta dhiigga dadka Soomaaliyeed, oo ay sheegtay inuu si macno darro ah u daadinayo Axmed Madoobe. “Eedaysanuhu…

Read More

Israel weeraro ku qaadey Iran, iyadoo dishay Saraakiishii ugu sareeyay Ciidanka

Dalka Iran ayaa dalbaday kulan deg deg ah oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay uu yeesho, iyadoo dalal badan ay cambaareeyeen weerarka Israa’iil kuna baaqeen deganaan iyo in xiisadda la dejiyo. DUBAI, Imaaraadka Carabta – Israa’iil ayaa Jimcihii weerar culus ku qaaday xarumaha ugu muhiimsan ee nukliyeerka iyo ciidamada milatari ee dalka Iran, iyadoo adeegsatay diyaarado dagaal…

Read More