
Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda Hiiraan oo Al-Shabaab Ka Saara Deegaanka Abooreey
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ay weerar qorsheysan ku qaadeen deegaanka Abooreey, oo hoostaga degmada Buulo-burte. Weerarka oo dhacay saaka hore ayaa lagu dilay tiro saraakiil iyo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale lagu gubay gaadiid…