Ciidanka Danab oo wajahaya xaalado adag kaddib markii Maraykanka uu hoos u dhigay taageeradii uu siin jiray
Somaalia-Ciidanka Danab oo uu Mareykanku tababaray, ayaa wajahaya xaalado adag kadib markii sanadkan hoos loo dhigay sahaydii raashinka iyo shidaalkii ay heli jireen, halka bishii Febraayo laga jaray mushaharkii dheeraadka ahaa ee gaari jiray $400 bishii askari kasta. Sida lagu sheegay warbixin uu daabacay The Washington Post, qaar ka mid ah askarta Danab ayaa ka…