Mahad Salaad oo maanta xilka kala wareegay Sanbaloolshe
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hayโadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimihii hore Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, kadib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Taliska guud ee Hayโadda NISA ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku bogaadiyey Agaasimihii…