Xamsa Barre: Looma Laabanayo Doorasho Dadbanโ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayay ergooyinkii ka qaybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, taasoo ka dhacday xarunta Dowladda Hoose ee Xamar. Raโiisul Wasaaraha ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya aysan dib ugu noqon doorasho dadban, isagoo carabka ku adkeeyay in…