Raโiisul Wasaare Xamsa Barre oo Shirka Wadatashiga Qaran Si Rasmi ah Ugu Soo Biiray
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyay kulanka maalintii labaad ee Gogosha Wadatashiga Qaran oo ka socota magaalada Muqdisho, isagoo si qoto dheer uga hadlay siyaasadda guud ee Xukuumadda โDanQaranโ ee dhinacyada midnimada, amniga, doorashooyinka, dastuurka, dowlad-dhiska, iyo kobcinta dhaqaalaha dalka. Raโiisul Wasaaraha ayaa ku adkeeyay in Soomaaliya ay ku jirto…