Headlines

๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฒ ๐—ค๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฒ๐˜† ๐—ด๐—ผโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฐ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—พ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—จ๐—”๐—˜

Read More

Guul Darro Hoggaamineed iyo Kala Qaybsanaanta Dawladda Soomaaliyeed

Soo KoobidSoomaaliya gashay marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, xilli taageero ballaaran ka heshay beesha caalamka, isfahan gudaha ahna jiray, fursad dhab ahna u furneyd in qaranka la mideeyo. Xilligaa wuu dhammaaday iyada oo aan la helin midnimo qaran, dib u dhis hayโ€™adeed, ama isku xirka bulshada. Qoraalkan wuxuu falanqeynayaa goโ€™aannada hoggaanka, fashilka maamul, iyo kala…

Read More

Maamulka Gobolka Banaadir oo heegan buuxa geliyay waaxyaha gurmadka iyo caafimaadka xilli Muqdisho isu diyaarineyso doorasho

MUQDISHO โ€” Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay galeen heegan buuxa, iyagoo diyaariyay gaadiid iyo shaqaale ku filan si ay uga jawaabaan xaalad kasta oo degdeg ah oo dhici karta, xilli magaalada Muqdisho ay isu diyaarineyso doorashada la filayo inay dhacdo maalinta berri ah. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa…

Read More

Duqa Magaalada Minneapolis, Jacob Frey, ayaa si rasmi ah ugu guuleystay doorashada isagoo markiisii saddexaad helay xilka duqnimada.

Duqa Magaalada Minneapolis, Jacob Frey, ayaa si rasmi ah ugu guuleystay doorashada isagoo markiisii saddexaad helay xilka duqnimada. Hambalyo Duqa Jacob Frey. Inkastoo kooxaha bulshada bidix (socialists) ay isku dayeen inay xilka ka tuuraan, haddana wuu guuleystay sababo la xiriira dadaalkiisa ku aaddan amniga, midnimada, iyo horumarka magaalada Minneapolis. Frey wuxuu ka adkaaday Senator-ka dimoqraadiga…

Read More

Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay shirkadda Flydubai

Hayโ€™adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa ku wargelisay shirkadda diyaaradaha ee Flydubai in ay si buuxda ugu hoggaansanaato shuruudaha fiisaha gelitaanka Soomaaliya, kaddib markii la ogaaday in rakaab ay shirkaddu keentay magaalada Hargeysa aysan haysan fiisaha elektaroonigga ah (e-Visa) ee waajibka ah. Sida ku xusan warqad rasmi ah oo uu ku saxeexan yahay Maareeyaha Guud…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Xarunta Cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka.  Xaruntan oo si casri ah loo dhisay, ayaa lagu qalabeeyay tignoolajiyad sare oo loogu talagalay in lagu xoojiyo awoodda istaraatiijiyadeed ee ciidamada qalabka sida, loogana hortago…

Read More

Anigoo ku hadlaya magaca bulshada Soomaaliyeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dr. Aadan Cabdullaahi Aw Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi-bari Soomaaliya.

Anigoo ku hadlaya magaca bulshada Soomaaliyeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dr. Aadan Cabdullaahi Aw Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Waqooyi-bari Soomaaliya. Doorashadaada waxay caddeyneysaa hoggaamintaada, xikmaddaada, iyo dadaalkaaga aad ugu adeegayso shacabka. Tallaabadani waa mid muhiim ah oo horumar ku ah dhismaha dowladnimada iyo xoojinta maamulka wanaagsan. Waxaan kuu rajaynayaa guul…

Read More

TAHNIYAD & HAMBALYO: Mudane CabdiKaafi Macalin Xasan (Barakeey

TAHNIYAD & HAMBALYO Hadaan nahay Jaaliyadda Beesha Cayr, waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin rasmi ah ugu diraynaa Mudane CabdiKaafi Macalin Xasan (Barakeeye) oo dhawaan loo doortay Guddoomiyaha Guud ee Beesha Yabadhaalo Cayr ee Qurbajoogta ku kala nool dunida daafaheeda. Xilkan culus ee aad qabatay wuxuu markhaati u yahay kalsoonida iyo ixtiraamka ay Beesha Yabadhaalo kuu…

Read More