
Dowladda Soomaaliya oo joojisay howlaha C6+, kuna baaqday wada-shaqayn cusub
MUQDISHO, Juun 12, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u joojisay howlaha madasha C6+ iyadoo ku dhawaaqday inay doonayso heshiisyo cusub oo wadashaqeyn ah oo lala yeesho saaxiibada caalamiga ah, sida ku cad warqad loo diray Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan. Warqadda oo uu saxiixay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda, Cali…