Israaโiil weerarada ay ku hayso xarumaha Nukliyeerka Iiraan waa ‘tusaale halis ah’
Israaโiil weerarada ay ku hayso xarumaha Nukliyeerka Iiraan waa ‘tusaale halis ah’: Ergayga Shiinaha ee Qaramada Midoobay: Fu Cong, oo ka hadlayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay goor sii horreysay, ayaa sheegay in Israaโiil ay tahay inay “joojiso xabadda sida ugu dhaqsaha badan” si looga hortago in xaaladdu ay faraha ka baxdo. Cong wuxuu sheegay…