๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐บ๐ผ ๐๐ฒ๐ฒ๐๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ด๐ถ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ฑ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ถ ๐๐ ๐จ๐ด๐ ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐๐น-๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ถ๐ ๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ป๐พ๐ฒ๐๐ป ๐ฎ๐ต
Ciidamo Beesha Habargidir Ka Socda oo Gaaray Maxaas si Ay Ugu Biiraan Dagaalka ka Dhanka ah Al-Shabaab Warbixin Falanqeyn ah Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa xalay iyo saaka martigelisay ciidamo badan oo kasoo jeeda beesha Habargidir, kuwaas oo ka kala yimid degmooyinka Guriceel iyo Matabaan ee gobollada Galgaduud iyo Hiiraan. Ciidamadan ayaa u yimid…