DF oo wacad ku martay la-xisaabtanka Axmed Madoobe kadib dagaalka Beledxaawo
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dagaalka mar kale ka qarxay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaasi oo masโuuliyadiisa ku eedeysay hoggaamiyaha Jubbaland. Wasaaradda Amniga Gudaha oo uu kasoo baxay war-saxaafadeedkan ayaa waxay si adag u cambaareysay daadinta dhiigga dadka Soomaaliyeed, oo ay sheegtay inuu si macno darro ah u daadinayo Axmed Madoobe. โEedaysanuhu…