Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu eedeeyay inuu magaalada Muqdisho u geystay saddex dhaawac siyaasadeed
Muqdisho( Mudugpost)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa lagu eedeeyay inuu magaalada Muqdisho u geystay saddex dhaawac siyaasadeed oo weli saameyn ku haya xaaladda siyaasadeed ee caasimadda. 1. Dagaalkii Dowladda iyo Al-Shabaab ee 2009 Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu eedeeyay inuu si degdeg ah ula dagaallamay Al-Shabaab markii uu xafiiska la wareegay 2009,…