Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti laโaanta laga saaro hanaanka doorashada dalka,
Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti laโaanta laga saaro hanaanka doorashada dalka, ayaa caawa xaruntiisa ololaha ku qaabilay qaar kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ugu horreyn dhallinyarada la socodsiiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo ujeedada ay…