
Siyaasi Guuleed Saalax Barre: Madaxweyne Deni wuxuu Puntland ka dhigay shirkad ganacsi oo qoyskiisa u adeegta
Garoowi-Guuleed Saalax Barre oo ah guddoomiyihii hore ee guddiga doorashada Puntland, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland, Saciid Deni, inuu Puntland usoo kiraystay shirkado calooshood u shaqeystaal ah oo usoo saara kheyraadka Puntland. “Waxaad hadda la socotaan in si aan sharci ahayn lagula soo baxayo kheyraadkii dabiiciga ahaa ee Puntland, in lasoo kiraystay shirkado calooshood u…