Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay xayiraaadda uu Maraykanka kusoo rogay dalal Afrikaan ah
ย Mudugpost-Midowga Afrika (AU) ayaa muujiyay walaac ku saabsan saameynta taban ee ka dhalan karta xayiraadaha socdaal ee uu Mareykanku soo rogay, kuwaas oo saameynaya muwaadiniinta dalal badan oo ay Afrikaan ah ku jiraan. Guddiga Midowga Afrika (AUC) ayaa qiray in dal walba uu leeyahay xuquuq si uu u ilaaliyo xuduudihiisa uguna xaqiijiyo amniga muwaadiniintiisa. Si…