Shirka Madasha iskaashiga wadamada Geeska Afrika oo ka furmay magaalada Muqdisho
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ah guddoomiyaha Madasha Iskaashida Dalalka Geeska Afrika ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daah-furay kulan laba Cisho ah oo diiradda lagu saarayo horumarinta Dhaqaalaha iyo is dhexgalka ganacsiga dalalka geeska Afrika. Kulankaan sida ay xaqiijisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya waxaa kasoo qeyb galay xubnaha madasha, sida Djibouti, Kenya, S. Sudan…