Goโaanka uu qaatay guddiga doorashada oo muujinaya fashilka diiwaan-gelinta”
Muqdisho(Mudugpost)-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ku dhawaaqay in muddo hal bil ah lagu kordhinayo waqtiga is-diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolka Banaadir. Goโaankan ayaa yimid xilli ay isa soo tarayaan walaacyada shacabka, caqabadaha farsamo, iyo muranka siyaasadeed ee hareeyay qorshaha hirgelinta nidaamka โhal qof, hal codโ ee dalka. Inkasta oo kordhinta muddada si rasmi…