Dowladda Soomaaliya oo Laย kulantay Fadeexad Ku Saabsan Gargaar Ay Gaarsiisay G/Hiiraan
Beledweyne, Soomaaliya โ May 25, 2025 โ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay ku fadeexowday gargaar ay dhawaan gaarsiisay gobolka Hiiraan, gaar ahaan ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda, kuwaas oo dagaal culus kula jira kooxda Al-Shabaab. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye, oo ka hadlay gargaar la gaarsiiyay ciidamada Macawiisleyda, ayaa sheegay in wax ka…