Cirro oo shaaca ka qaaday in Mareykanku aqoonsanayo iyo jawaabta Mareykanka

Hargeysa MUDUGPOST) โ€“ Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sheegay in aqoonsiga caalamiga ah ee dalkiisa uu marayo marxalad aad uga dhow sidii hore, iyadoo la rajeynayo in madaxweyne Donald Trump uu noqon karo hoggaamiyaha tallaabadaasi bilaaba. Wareysi uu siiyay The Guardian oo ka dhacay madaxtooyada Hargeysa, Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa sheegay in…

Read More

Mucaaradka oo sameystay isbaheysi cusub: Xalka miyaa laga sugayaa mise waa damac siyaasadeed?

Mucaaradka oo sameystay isbaheysi cusub: Xalka miyaa laga sugayaa mise waa damac siyaasadeed? Xogaha laga helayo ilo wareedyo siyaasadeed ayaa muujinaya in kooxaha mucaaradka ee Soomaaliya ay sameysteen isbaheysi cusub oo ballaaran, kuna wajahan dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Isbaheysigan cusub ayaa sheegaya inuu leeyahay qorshe siyaasadeed oo la jaanqaadaya xaaladda dalka, gaar ahaan marxaladda…

Read More

Daawo: Rooble oo kashifay sir uu ka hayo Xasan Sheekh iyo arrin uu sheegay balse ma yahay shaqsi la aamino karo waxa uu sheegay manta .

Muqdisho : Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble (Baahane), ayaa maanta si cad u sheegay in uu hayo sirro culus oo ku saabsan Madaxweynaha hadda xilka haya, Xasan Sheekh Maxamuud. Rooble oo hadlayay isagoo muuqaalkiisa la baahiyay, ayaa ku andacooday in Xasan Sheekh uusan wali ka dagin xilka madaxtinimo โ€“ taas oo macnaheedu…

Read More

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Spain iyo Aljeeriya

MUQDISHO โ€“ Dhalinyaro Soomaali ah oo saarnaa dooni tahriib ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Spain iyo Aljeeriya, kadib markii ay doontii la socdeen ku degtay biyahaasi, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah. Dhalinyaradan ayaa la sheegay in muddo bilooyin ah ku sugnaayeen gudaha Aljeeriya, iyaga oo sugayay fursad ay ugu…

Read More

Shirka Mucaaradka uga socda Muqdisho oo maanta go’aano rasmi ah laga soo saari doono

Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo magaalada Muqdisho shirka siyaasiyiinta mucaaradka uga socday Hotelka Jazeera labadii maalin ee lasoo dhaafay. Shirkaan u socda xubnaha mucaaradka ayaa ah mid ay kaga arrinsanayaan xaalada guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha la xariira siyaasada, doorashada iyo amniga dalka. Madaxweynahii hore ee dalka…

Read More

Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda Hiiraan oo Al-Shabaab Ka Saara Deegaanka Abooreey

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya ciidamada deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ay weerar qorsheysan ku qaadeen deegaanka Abooreey, oo hoostaga degmada Buulo-burte. Weerarka oo dhacay saaka hore ayaa lagu dilay tiro saraakiil iyo dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale lagu gubay gaadiid…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheikh oo guddoomiye cusub u magacaabay maamulka Gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho

Muqdisho-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo xilkaan horey usoo qabtay….

Read More

Ciidanka Danab oo wajahaya xaalado adag kaddib markii Maraykanka uu hoos u dhigay taageeradii uu siin jiray

Somaalia-Ciidanka Danab oo uu Mareykanku tababaray, ayaa wajahaya xaalado adag kadib markii sanadkan hoos loo dhigay sahaydii raashinka iyo shidaalkii ay heli jireen, halka bishii Febraayo laga jaray mushaharkii dheeraadka ahaa ee gaari jiray $400 bishii askari kasta. Sida lagu sheegay warbixin uu daabacay The Washington Post, qaar ka mid ah askarta Danab ayaa ka…

Read More

Khilaafkii u Dhexeeyay Puntland iyo SSC-Khaatumo oo Meel Xasaasi ah Maraya

24/05/2025 Garoowe, Soomaaliya โ€“ Xiriirka siyaasadeed ee u dhexeeya Maamulada Puntland iyo SSC-Khaatumo ayaa galay marxalad adag, kaddib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay labada dhinac. Tani waxay kusoo aadeysaa xilli ay jirto xiisad militari oo ka dhex taagan dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Wararka laga helayo gobolka Karkaar ayaa sheegaya in ciidamo…

Read More