Agaasimaha Guud ee Hayโadda Cilmi-baarista Horncenter Dialogue, Danjire Dr. Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan, oo ay weheliyaan xildhibaano, wasiiro
Dusmareeb: Agaasimaha Guud ee Hayโadda Cilmi-baarista Horncenter Dialogue, Danjire Dr. Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan, oo ay weheliyaan xildhibaano, wasiiro, iyo maamulada gobolka Galgaduud iyo caasimadda Dhusamareeb, ayaa booqasho dhiirrigelin iyo garab istaag ah ku tagay Ubax Cabdullaahi Culusow, aasaasaha shirkadda โDhaqankaaba.โ Ujeeddada booqashadan waxay ahayd in lagu taageero lana dhiirrigeliyo Ubax Cabdullaahi Culusowโgabadh Soomaaliyeed…