Madasha Samatabixinta oo walaac ka muujiyay goโ€™aanka Dowladda Federaalka ee Joojinta qaab dhismeedka Iskaashiga Caalamiga ah

Madasha Samatabixinta Sooomaaliyeed ayaa si weyn uga walaacsan goโ€™aan ay sheegeen inuu yahay hal dhinac oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku joojisay qaab-dhismeedka iskaashiga caalamiga ah. Tallaabadan degdegga ah ayaa lagu sheegay inay dhaawac weyn u geysatay iskaashiga wax ku oolka ah ee dhinacyada gudaha iyo dibadda, taasoo ka tarjumeysa goโ€™doon siyaasadeed oo sii…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo joojisay howlaha C6+, kuna baaqday wada-shaqayn cusub

MUQDISHO, Juun 12, 2025 โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u joojisay howlaha madasha C6+ iyadoo ku dhawaaqday inay doonayso heshiisyo cusub oo wadashaqeyn ah oo lala yeesho saaxiibada caalamiga ah, sida ku cad warqad loo diray Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan. Warqadda oo uu saxiixay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda, Cali…

Read More

Israel weeraro ku qaadey Iran, iyadoo dishay Saraakiishii ugu sareeyay Ciidanka

Dalka Iran ayaa dalbaday kulan deg deg ah oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay uu yeesho, iyadoo dalal badan ay cambaareeyeen weerarka Israaโ€™iil kuna baaqeen deganaan iyo in xiisadda la dejiyo. DUBAI, Imaaraadka Carabta โ€“ Israaโ€™iil ayaa Jimcihii weerar culus ku qaaday xarumaha ugu muhiimsan ee nukliyeerka iyo ciidamada milatari ee dalka Iran, iyadoo adeegsatay diyaarado dagaal…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer ku tagay Markabka โ€œOruc Reis

Muqdisho, Juun 12, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Markabka โ€œOruc Reisโ€ oo ku howlanaa baarista Shidaalka dalkeenna, kadib markii si rasmi ah loo soo gabagabeeyay sahanka Shidaalkaa Xeebaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay howl-wadeenada iyo bahda iskaashiga Turkiga dadaalladooda ku aaddan sahankan istiraatiijiga ah, isagoo muujiyey in…

Read More

Puntland oo diiday gogosha wadatashiga Qaran ee uu madaxweyne Xasan Sheikh fidiyay

Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qeyb geli doonin gogosha wadatashiga uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyada oo ku sababeeysay in Dowladda Federaalka aysan u hoggaansamayn dastuurka iyo sharciga dalka. Wasiirka Caddaaladda Puntland, Maxamed Cabdiwahaab, ayaa sheegay in Puntland aysan wax wadahadal ah la furi doonin Dowladda Federaalka ilaa ay kusoo laabato…

Read More

Siyaasiinta Mucaaradka ku midoobay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed (MSS) waa dhigga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Mucaaradnimada waa xil wadani ah oo saaran muwaadinka u heelloon, una istaagi kara gudashada xilkaas oo u baahan nafti huridnimo, dadaal badan, xirfad, aqoon, xiriir ballaaran, waqti, karti, iyo dhaqaale xoog leh. Sidaa darted, ka mid noqoshada MSS waxay u baahan tahay rabitaan wada shaqeyn, isku kalsoonaan, iyo u hogaansanaan mabdaโ€™a wadaagga hadafka guud ee…

Read More

Shirka Madasha iskaashiga wadamada Geeska Afrika oo ka furmay magaalada Muqdisho

 Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ah guddoomiyaha Madasha Iskaashida Dalalka Geeska Afrika ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku daah-furay kulan laba Cisho ah oo diiradda lagu saarayo horumarinta Dhaqaalaha iyo is dhexgalka ganacsiga dalalka geeska Afrika. Kulankaan sida ay xaqiijisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya waxaa kasoo qeyb galay xubnaha madasha, sida Djibouti, Kenya, S. Sudan…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo ka Laabatay Mamnuucidii Baasaboorka Taiwan, Doowlad aan go’aan gaarin karin – Markii horena ku fududaatay

WASHINGTON โ€” Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka laabatay mamnuucidii dhawaan ku sameysay baasaboorrada Taiwan, tallaabo la rumeysnaa inay halis gelin karto booqashada wasiirka arrimaha dibedda ee Taiwan uu ku tagi lahaa Somaliland. Troy Fitrell, oo ah masโ€™uul sare ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibedda ee Mareykanka, ayaa toddobaadkan ka sheegay Aqalka Senate-ka in…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo Dhoolatus Ciidan Ka Samaysay Balad-Xaawo, gobolka Gedo

Balad-Xaawo, Gedo โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo horleh ka bilowday gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Balad-Xaawo, halkaas oo maanta lagu qabtay dhoolatus iyo bandhig ciidan oo ay sameeyeen saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidamo si buuxda u hubeysan, kuwaas oo wata qoryo culus iyo kuwa fudud, ayaa lagu soo…

Read More

Raโ€™iisul Wasaare Abiy Axmed oo Bad-laโ€™aanta Itoobiya ku Tilmaamay Cadaalad-darro

Adis: Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay inuu aad uga shallaayo xaalada bad-laโ€™aanta ah ee Itoobiya haysata, taas oo uu dalkiisu ku jiray muddo 30 sano ah, tan iyo markii ay kala goโ€™een dalka Eritriya oo la wareegay baddii iyo dekedihii. Raโ€™iisul Wasaaraha oo waraysi gaar ah siiyay ETV ayaa muujiyay sida ay murugo…

Read More