Cirro oo shaaca ka qaaday in Mareykanku aqoonsanayo iyo jawaabta Mareykanka

Hargeysa MUDUGPOST) โ€“ Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sheegay in aqoonsiga caalamiga ah ee dalkiisa uu marayo marxalad aad uga dhow sidii hore, iyadoo la rajeynayo in madaxweyne Donald Trump uu noqon karo hoggaamiyaha tallaabadaasi bilaaba. Wareysi uu siiyay The Guardian oo ka dhacay madaxtooyada Hargeysa, Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa sheegay in…

Read More

Mucaaradka oo sameystay isbaheysi cusub: Xalka miyaa laga sugayaa mise waa damac siyaasadeed?

Mucaaradka oo sameystay isbaheysi cusub: Xalka miyaa laga sugayaa mise waa damac siyaasadeed? Xogaha laga helayo ilo wareedyo siyaasadeed ayaa muujinaya in kooxaha mucaaradka ee Soomaaliya ay sameysteen isbaheysi cusub oo ballaaran, kuna wajahan dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Isbaheysigan cusub ayaa sheegaya inuu leeyahay qorshe siyaasadeed oo la jaanqaadaya xaaladda dalka, gaar ahaan marxaladda…

Read More

Daawo: Rooble oo kashifay sir uu ka hayo Xasan Sheekh iyo arrin uu sheegay balse ma yahay shaqsi la aamino karo waxa uu sheegay manta .

Muqdisho : Raโ€™iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble (Baahane), ayaa maanta si cad u sheegay in uu hayo sirro culus oo ku saabsan Madaxweynaha hadda xilka haya, Xasan Sheekh Maxamuud. Rooble oo hadlayay isagoo muuqaalkiisa la baahiyay, ayaa ku andacooday in Xasan Sheekh uusan wali ka dagin xilka madaxtinimo โ€“ taas oo macnaheedu…

Read More

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Badda u dhaxaysa Spain iyo Aljeeriya

MUQDISHO โ€“ Dhalinyaro Soomaali ah oo saarnaa dooni tahriib ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen badda u dhaxeysa Spain iyo Aljeeriya, kadib markii ay doontii la socdeen ku degtay biyahaasi, sida ay sheegeen ilo-wareedyo maxalli ah. Dhalinyaradan ayaa la sheegay in muddo bilooyin ah ku sugnaayeen gudaha Aljeeriya, iyaga oo sugayay fursad ay ugu…

Read More