Kala qeybsanaan xooggan ayaa ka dhex dillaacday hoggaanka dhaqanka ee SSC-Khaatumo, iyadoo ay soo dhowdahay furitaanka rasmiga ah ee shir muhiim ah oo loogu talagalay dhameystirka dhismaha maamulka

Laaas Caanood : Kala qeybsanaan xooggan ayaa ka dhex dillaacday hoggaanka dhaqanka ee SSC-Khaatumo, iyadoo ay soo dhowdahay furitaanka rasmiga ah ee shir muhiim ah oo loogu talagalay dhameystirka dhismaha maamulka cusub ee SSC-Khaatumo oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya dabada ka riixeeyso. Shirka oo lagu wado inuu ka furmo magaalada Laascaanood Axadda, ayaa dhaliyay xiisad…

Read More

Degmada Balanballe iyo Xaaladda Moqokori

Balanballe โ€“ Wararka laga helayo degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhigga booliska degmadaas habeenimadii xalay. Waxaa dhacay iska hor imaad kooban oo dhexmaray dableydii weerarka soo qaaday iyo ciidanka saldhigga degmada. Lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaasi, balse wararka hordhaca ah ayaa tilmaamaya in raggii weerarka soo qaaday ay dib uga carareen saldhigga, iyadoo hadda xaaladda…

Read More

๐—ค๐˜‚๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐˜๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ .

Read More

WAR-SAXAAFADEEDMagacaabista Wakiilka Jaaliyadda Galmudug ee Waqooyiga Ameerika

WAR-SAXAAFADEEDMagacaabista Wakiilka Jaaliyadda Galmudug ee Waqooyiga Ameerika Taariikh: 07/02/2025Goobta: Minneapolis-USA Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah u magacaabay Mudane Muuse Ducaale Gulan (Garaad Cumar) inuu noqdo Wakiilka Jaaliyadda Galmudug State ee Waqooyiga Ameerika. Magacaabistan ayaa ah mid ay ka dambeysay kalsooni buuxda oo uu muujiyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), iyadoo…

Read More

Madaxweynaha oo Dhagax-dhigay Garoon Diyaarado, Deked Casri ah iyo Mashaariic Kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha garoon diyaaradeed casri ah, deked cusub iyo mashaariic kale oo muhiim ah oo laga hirgelinayo deegaanka Haawaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Mashaariicdan ayaa qeyb ka ah dadaallada dowladda Federaalka ee lagu xoojinayo horumarka gobolka, kor u qaadista isku xirka…

Read More

Eritrea iyo Itoobiya oo qarka u saaran dagaal kadib qorshe ay ka war heshay Asmara

Dowladda Eritrea ayaa ku eedeysay Itoobiya inay farriimo diblomaasiyadeed u dirtay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo hoggaamiyeyaal dhowr ah, iyadoo ku tilmaantay daandaansi joogto ah iyo xadgudub madaxbannaanida dhuleed ee Itoobiya. Eritrea waxay sheegtay in tani ay tahay marmarsiinyo lagu hurinayo colaad ballaaran. Bayaanka Wasaaradda Warfaafinta Eritrea ee soo baxay 26-kii Juun, ayaa lagu…

Read More

Qatar Invites Somaliland President Cirro Amid Renewed Calls for Dialogue from Somaliaโ€™s President

Hargeisa, June 28, 2025 โ€“ Somaliland President Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro departed today for Doha, the capital of Qatar, on an official diplomatic mission following a formal invitation from the Qatari government. This high-level visit is viewed as a significant development in the context of recent calls by Somaliaโ€™s President, Xasan Sheekh Maxamuud, for…

Read More

BAAL-FURKA BUUGGA Sida Itoobiya iyo Al-Shabaab u Cuuryaamiyeen Dadaalladii Reer Galbeedka ee Soomaaliya(Aragtida Taliyaha Sare ee Milateriga Soomaaliyeed)โœ๏ธ Waxaa Qoray: Sarreeye Guuto Abdirahman O. Warsame (Jeeniqaar)

A Strategic Wake-Up Call: Reviewing How Ethiopia and Al-Shabaab Crippled Western Efforts in Somalia by Major Abdirahman O. Warsame (Jeeniqaar) By Dr. Abdikasim, MLS, PhD Review Date: June 21, 2025 Review:Major Abdirahman O. Warsame (Jeeniqaar)โ€™s How Ethiopia and Al-Shabaab Crippled Western Efforts in Somalia: A Senior Somali Commanderโ€™s Perspective stands out as a significant and…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo saaka u safray dalka Boqortooyada Qatar

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa saaka safar ugu baxay dalka Boqortooyada Qatar, waxaana uu noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Somaliland ee dalkaas booqda. Ilaa hadda, madaxtooyada Somaliland kamay hadal safarkan, mana cadda ujeeddada rasmiga ah ee safarka, hase yeeshee waxa la filayaa inuu la xidhiidho arrimo dhaqaale, maadaama madaxweynuhu muddooyinkii u dambeeyay ka…

Read More