
Xisbiga Xaqsoor: Xisbi Siyaasadeed ay Asaaseen Qurbojoogta Soomaaliyeed iyo Machadka Heritage Institute
Muqdisho โ Magaalada Muqdisho waxaa si habsami leh uga socota qabanqaabada xaflad weyn oo lagu shaacinayo Xisbiga XAQSOOR, xisbi siyaasadeed cusub oo ay si wadajir ah u aasaseen qurbojoogta Soomaaliyeed iyo Machadka Heritage Institute for Policy Studies. Xisbiga Xaqsoor waxaa lagu aasaasay himilo ah in dalka laga hirgeliyo siyaasad ku dhisan caddaalad, midnimo qaran, iyo…