Puntland oo Weerar Afka ah ku Qaadday Hoggaanka SSC-Khaatumo
Garoowe (Mudugpost)โ Maamulka Puntland ayaa weerar afka ah ku qaaday hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyagoo ku eedeeyay inuu ku xad-gudbay heshiisyo hore oo ay wada gaareen labada dhinac. Afhayeen u hadlay Puntland ayaa sheegay in SSC-Khaatumo ay si madax-bannaan ula macaamilayso dowladda federaalka, iyada oo aan wax tixgelin ah siin Puntland, taasoo uu…