๐๐ค๐๐ฉ๐๐ ๐ช๐๐ช ๐๐๐ฃ๐๐๐๐ฎ๐จ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐๐-๐๐๐๐๐ก๐ก๐๐๐ ๐๐๐จ๐๐ฃ ๐๐ฎ๐ค ๐ผ๐ญ๐ข๐๐ ๐๐๐ญ๐๐ข๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐๐ข ๐๐ ๐๐๐จ๐ข๐๐๐ฎ๐ค ๐ค๐ค ๐ก๐ ๐๐จ๐ ๐ช ๐ข๐๐ง๐ ๐ก๐โ๐ฎ๐๐๐๐ฎ
Mudugpost โ Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Kismaayo ku yeeshay wada-hadallo albaabadu u xiran yihiin, kuwaas oo looga hadlayo arrimo siyaasadeed iyo khilaafyo taagan.Wararka la helayo ayaa muujinaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu doonayo in Axmed Madoobe uu ka laabto doorashadii Jubbaland, isla markaana…