Tallaabooyinka ay tahay in loo maro dhammeystirka dastuurka kmg
DFS waxay aftuubtay (cayn rogtay) habka dhammeystirka dastuurka kmg oo aad uga duwan habraaca diyaarinta sharciyada. Dastuurka JFS wuxuu ahaa dastuur kmg ama qabyo ah ee loogu tala galay in muddo 4 sano ah ( 2012-2016) lagu dhammeystiro ( lagu qabyo tiro) ayadoo la raacayo hab si guud ugu tilmaaman dastuurka kmg dhexdiisa, isla markaana…