Headlines

Yurub iyo Mareykanka oo ka sii niyad-jabaya dowladda madaxweyne Xasan Sheekh

In kasta oo balaayiin doollar oo taageero caalami ah la siiyey, haddana ciidanka Soomaaliya ayaa ku fashilmay wajihidda weerarro isdaba-joog ah oo bilooyin socday oo ay soo qaadeen kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaeda, waxaana sii yaraanaya samirka deeq-bixiyeyaasha, sida ay qortay wakaaladda wararka AFP. Iyagoo adeegsanaya boqollaal dagaalyahan iyo gaari walxaha qarxa laga soo…

Read More

DF oo wacad ku martay la-xisaabtanka Axmed Madoobe kadib dagaalka Beledxaawo

 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dagaalka mar kale ka qarxay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaasi oo masโ€™uuliyadiisa ku eedeysay hoggaamiyaha Jubbaland. Wasaaradda Amniga Gudaha oo uu kasoo baxay war-saxaafadeedkan ayaa waxay si adag u cambaareysay daadinta dhiigga dadka Soomaaliyeed, oo ay sheegtay inuu si macno darro ah u daadinayo Axmed Madoobe. โ€œEedaysanuhu…

Read More