Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horraysay ka hadashay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaha Puntland

Dowladda Soomaaliya maamulka Puntland ku eedeysay afduub iyo xad-gudub lagula kacay sida ay sheegtay markabka SEA WORLD oo dhawaan laga qabtay xeebaha Puntland, kaasoo waday hub iyo gaadiid dagaal. Dowladda ayaa sheegtay in Markabkan uu u rarnaa  xarunta tababarka ciidamada ee TURKSOM, sida ku cad heshiisyada iskaashiga difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dowladda Turkiga….

Read More