
Dagaal culus oo ka dhacay Beled-Xaawo kadib markii la keenay taliyaha cusub ee NISA Gedo
Beled-Xaawo, Soomaaliya – Waxaa maanta magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ka dhacay dagaal culus, kaddib markii dowladda federaalka ay halkaas geysay Cabdiraashiid Janan, oo dhawaan loo magacaabay taliyaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ee gobolkaas. Cabdiraashiid Janan ayaa lagu soo dajiyay Beled-Xaawo diyaarad qumaatiga u kaca ah oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, taasoo…