
Dagaal cusub oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo gobolka Tigray ee Itoobiya iyo doorka Eriteriya
Xiisadda ka aloosan waqooyiga Itoobiya ayaa mar kale cirka isku shareertay, wax ka yar saddex sano kaddib heshiiskii nabadeed ee Pretoria lagu gaadhay dhammaadkii dagaalkii labada sano socday ee Tigray. Warbixin cusub oo ay daabacday DW ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Eriteriya ay si qarsoodi ah u taageerayaan kooxo hubeysan oo Itoobiya gudaheeda ka…