![Diyaarad Ciidan oo Ku Burburtay Garoonka Muqdisho [Fahfaahin]](https://www.mudugpost.com/wp-content/uploads/2025/07/1-1-600x400.jpg)
Diyaarad Ciidan oo Ku Burburtay Garoonka Muqdisho [Fahfaahin]
Diyaarad helicopter ah, oo ay lahaayeen ciidanka Midowga Afrika ayaa saakay ku burburtay dhanka bari ee garoonka caalamiga ah ee Aden Adde ee magaalada Muqdisho, sida uu sheegay Maamulka Duulista Hawada Soomaaliya. Diyaaradda oo ay la socdeen illaa 8 qof ayaa kasoo duushay saldhiga Ciidamada Mareykanka ee Beled-doogle, waxayna burburtay xili ay rabtay inay Garoonka…