
Israel weeraro ku qaadey Iran, iyadoo dishay Saraakiishii ugu sareeyay Ciidanka
Dalka Iran ayaa dalbaday kulan deg deg ah oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay uu yeesho, iyadoo dalal badan ay cambaareeyeen weerarka Israa’iil kuna baaqeen deganaan iyo in xiisadda la dejiyo. DUBAI, Imaaraadka Carabta – Israa’iil ayaa Jimcihii weerar culus ku qaaday xarumaha ugu muhiimsan ee nukliyeerka iyo ciidamada milatari ee dalka Iran, iyadoo adeegsatay diyaarado dagaal…