
Dadweyne aad u Tiro Badan oo Ku Bannaanbaxaya Bariga Dhexe, Kana Cadhoonaya Israa’iil
Dibadbaxayaal ayaa maanta oo Jimce ah salaaddii duhur ka dib isugu soo baxay waddooyinka Iran, Ciraaq iyo Lubnaan, iyagoo muujinaya cadho ka dhan ah weerarka ballaadhan ee Israa’iil. Kumannaan qof oo bannaanbaxayaal ah ayaa maanta oo Jimce ah salaaddii duhur ka dib ku qulqulay waddooyinka Iran, Ciraaq iyo Lubnaan, iyadoo si weyn loo muujinayo cadho…