
Dowladda Soomaaliya oo ka Laabatay Mamnuucidii Baasaboorka Taiwan, Doowlad aan go’aan gaarin karin – Markii horena ku fududaatay
WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka laabatay mamnuucidii dhawaan ku sameysay baasaboorrada Taiwan, tallaabo la rumeysnaa inay halis gelin karto booqashada wasiirka arrimaha dibedda ee Taiwan uu ku tagi lahaa Somaliland. Troy Fitrell, oo ah mas’uul sare ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibedda ee Mareykanka, ayaa toddobaadkan ka sheegay Aqalka Senate-ka in…