Headlines

Raโ€™iisul Wasaare Abiy Axmed oo Bad-laโ€™aanta Itoobiya ku Tilmaamay Cadaalad-darro

Adis: Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay inuu aad uga shallaayo xaalada bad-laโ€™aanta ah ee Itoobiya haysata, taas oo uu dalkiisu ku jiray muddo 30 sano ah, tan iyo markii ay kala goโ€™een dalka Eritriya oo la wareegay baddii iyo dekedihii. Raโ€™iisul Wasaaraha oo waraysi gaar ah siiyay ETV ayaa muujiyay sida ay murugo…

Read More

Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Cilmi-baarista Horncenter Dialogue, Danjire Dr. Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan, oo ay weheliyaan xildhibaano, wasiiro

Dusmareeb: Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Cilmi-baarista Horncenter Dialogue, Danjire Dr. Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan, oo ay weheliyaan xildhibaano, wasiiro, iyo maamulada gobolka Galgaduud iyo caasimadda Dhusamareeb, ayaa booqasho dhiirrigelin iyo garab istaag ah ku tagay Ubax Cabdullaahi Culusow, aasaasaha shirkadda โ€œDhaqankaaba.โ€ Ujeeddada booqashadan waxay ahayd in lagu taageero lana dhiirrigeliyo Ubax Cabdullaahi Culusowโ€”gabadh Soomaaliyeed…

Read More

The Director General of the Horncenter Dialogue Research Organization, Ambassador Dr. Ahmed Abdi Salan Haji Aden, accompanied by members of parliament,

Dusmareeb: The Director General of the Horncenter Dialogue Research Organization, Ambassador Dr. Ahmed Abdi Salan Haji Aden, accompanied by members of parliament, ministers, and the administrations of Galgaduud region and the capital Dhusamareeb, paid an encouraging and supportive visit to Ubax Abdullahi Culusow, the founder of โ€œDhaqankaaba.โ€ The purpose of the visit was to support…

Read More