
Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxaya Baqdaad si uu uga Qeyb-galo shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta
Jimco, May 16, 2025 (Mudugpost) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxaya magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shir Madaxeedka 34-aad ee Ururka Jaamacadda Carabta oo furmi doona 17-ka May. Shirka sanadkan ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xasilloonida gobolka, xaaladda baniโaadantinimo ee Gaza, la dagaallanka argagixisada, iyo…