Headlines

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Mucaaradka uga digtay in ay Caasimadda ka abuuraan amni darro

MUQDISHO-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadalo kasoo yeeray qaar kamid ah xubnaha Mucaaradka oo shalay ka hadlay Mowlaca Macalim Nuur oo ay ku dureen in Xukuumadda ay ku fashilantay siyaasadda dalka ammaanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Wasiiru-dowladaha Wasaaradda Gaashandhiga ee Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdi Cali ayaa uga digay Mucaaradka inay ka…

Read More

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid, iyagoo si qoto dheer uga wadahadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhexeeya labada dal. Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Sucuudiga taageerada joogtada…

Read More

Qaramada Midoobay oo ka digtay in Soomaaliya laga la joojiyo taageerada beesha caalamka ay ka hesho

(Mudugpost)-Khabiir sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay in beesha caalamku yareyso ama gabi ahaanba joojiso taageerada ay siiso Soomaaliya, xilli uu dalku wajahayo xaalad amni oo cakiran oo ay ugu horreeyaan kooxaha argagixisada sida Al-Shabaab. Ben Saul oo QM u qaabilsan la dagaallanka argagixisnimada, ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in…

Read More

DOWLADDA FEDERAALKA OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA TALIYE CABDI SALAAD XUJAALE OO MAANTA LAGU AASAY MUQDISHO.

Muqdisho -Mudugpost-DOWLADDA FEDERAALKA OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA TALIYE CABDI SALAAD XUJAALE OO MAANTA LAGU AASAY MUQDISHO. Muqdisho, 21 May 2025: Taliyihii Guutada 26-aad ee Cali Bin Abii Daalib ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/Dhexe Cabdi Salaad Xujaale oo ku shahiiday dagaalka xaqa ah ee lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah ayaa maanta aas qaran loogu sameeyey…

Read More

Jabuuti oo safarka Madaxweynaha Somaliland ku tilmaantay mid muujinaya saaxiibtinimo iyo adkeynta nabadda

Jabuuti-Mudugpost-Dowladda Jabuuti ayaa socdaalka uu Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ku joogo dalkeeda ku tilmaantay mid ka tarjumaya ujeeddooyinka ay wadaagaan labada dhinac iyo saaxiibtinimo ka dhexaysa. Raโ€™iisul Wasaaraha Jabuuti, Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, oo Madaxweyne Cirro ku soo dhaweeyay madaarka diyaaradaha ee caasimadda Jabuuti, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhoweynta Madaxweynaha,…

Read More

Kulamo Siyaasadeed oo ka Socda Nairobiย xili Khilaaf ka taagan yahay nidaamkaย Doorashooyinka

Nairobi, Kenya โ€“ Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa si xowli ah uga socda kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen masโ€™uuliyiin iyo siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya, kuwaas oo ka walaacsan qilaafka siyaasadeed ee sii xoogeysanaya ee la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka. Kulamadan ayaa waxaa ka qeybgalaya Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Xildhibaano…

Read More

Masar ayaa cambaareysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna mar kale xaqiijisay inay taageereyso ammaanka Soomaaliya

Qairo(Mudugpost).Dowladda Masar ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Axadii lagu qaaday Xerada Damaanyo ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 20 ruux, halka 15 kalana ay ku dhaawacmeen. Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa soo saartay bayaan ay ku muujineyso sida ay u garab taagan tahay Soomaaliya, waxayna tacsi…

Read More

Raโ€™iisul Wasaare Xamse oo ku eedeeyay Mucaaradka inay u adeegayaan Dowlado shisheeye

ย Muqdisho(Mudugpost).Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa weerar afka ah ku qaaday qaar kamid ah Mucaaradka Dowladda oo uu sheegay inay yihiin kuwo huwan fariimo Dowlado Shisheeye aan dooneeyn xasiloonida Soomaaliya. Waxa uu xubnaha Mucaaradka uu ku eedeeyay inay fagaarayaasha lasoo taagan yihiin shirar jaraaid iyagoo soo gudbinaya fariimaha Wadamo Shisheeye oo markii xilliyaadan…

Read More

President Supports Palestinian Cause, Welcomes Lifting of Sanctions on Syria

BAGHDAD, May 17 โ€“ The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, participated on Friday in the 34th Arab League Summit held in Baghdad, the capital of Iraq, where he emphasized the need for the establishment of an independent Palestinian state and welcomed the lifting of international sanctions on Syria. โ€œThere can be no more occupation…

Read More

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageerayay Urur Siyaasadeedka Xal-Qaran oo kulmisayย Mudanka iyo Muxtaramka Bulshada

Muqdisho( Mudugpost)-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageerayay Urur Siyaasadeedka Xal-Qaran oo kulmisayย Mudanka iyo Muxtaramka Bulshada oo ay ku jiraan Madax-dhaqameed, Masuuliyiin Dawladeed, Ganacsato, Culima-Udiin, Dhalinyaro, ururada Haweenka iyo Aqoonyahanka Bulshada ayaa lagu qabtay Magaalo Madaxda dalka ee Muqdisho. Bulshada Madashu kulmisay ayaa si wayn u taageertay Barnaamijka Urur Siyaasadeedka Xal-Qaran iyo…

Read More