Somalia’s President Signals Willingness for Talks with Opposition amid International Pressure

Mogadishu, Somalia — Somali President Hassan Sheikh has expressed readiness to engage in direct talks with opposition leaders as international partners intensify calls for an inclusive political dialogue, informed sources close to Villa Somalia said. The proposed talks aim to address some of the country’s most contentious political issues, including constitutional amendments, disputed electoral processes, and…

Read More

Somalia’s Foreign Minister Meets UN Envoy to Discuss Transition Priorities

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalan Abdi Ali, met on Sunday with United Nations Special Representative for Somalia and Head of the UN Transition Assistance Mission in Somalia (UNTMIS), Ambassador James Swan. During the meeting at the Foreign Ministry headquarters, Ambassador Swan congratulated Abdisaalan on his recent appointment, expressing the…

Read More

Khilaafkii u Dhexeeyay Puntland iyo SSC-Khaatumo oo Meel Xasaasi ah Maraya

24/05/2025 Garoowe, Soomaaliya – Xiriirka siyaasadeed ee u dhexeeya Maamulada Puntland iyo SSC-Khaatumo ayaa galay marxalad adag, kaddib markii khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay labada dhinac. Tani waxay kusoo aadeysaa xilli ay jirto xiisad militari oo ka dhex taagan dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Wararka laga helayo gobolka Karkaar ayaa sheegaya in ciidamo…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo La kulantay Fadeexad Ku Saabsan Gargaar Ay Gaarsiisay G/Hiiraan

Beledweyne, Soomaaliya – May 25, 2025 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay ku fadeexowday gargaar ay dhawaan gaarsiisay gobolka Hiiraan, gaar ahaan ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda, kuwaas oo dagaal culus kula jira kooxda Al-Shabaab. Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Muuse Salaad Wehliye, oo ka hadlay gargaar la gaarsiiyay ciidamada Macawiisleyda, ayaa sheegay in wax ka…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wadahadal La yeelanaya Mucaaradka

Muqdisho – Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa maraysa meel xasaasi ah, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu muujiyey diyaar u ahaanshihiisa wadahadal furan oo lala yeesho mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka taagan. Tallaabadan ayaa imaneysa xilli ay beesha caalamka si xooggan u dalbaneyso hannaan wadajir ah oo lagu wajaho arrimaha siyaasadeed ee dalka….

Read More

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka,

Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kamid ah hoggaamiyaasha siyaasadda dalka ee Muqdisho ugu soo laabtay dadaallada loogu jiro in hubanti la’aanta laga saaro hanaanka doorashada dalka, ayaa caawa xaruntiisa ololaha ku qaabilay qaar kamid ah dhallinyarada Soomaaliyeed. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ugu horreyn dhallinyarada la socodsiiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo ujeedada ay…

Read More