Raโ€™iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho โ€“ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid, iyagoo si qoto dheer uga wadahadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhexeeya labada dal. Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Sucuudiga taageerada joogtada…

Read More