Kulamo Siyaasadeed oo ka Socda Nairobiย xili Khilaaf ka taagan yahay nidaamkaย Doorashooyinka
Nairobi, Kenya โ Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa si xowli ah uga socda kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen masโuuliyiin iyo siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya, kuwaas oo ka walaacsan qilaafka siyaasadeed ee sii xoogeysanaya ee la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka. Kulamadan ayaa waxaa ka qeybgalaya Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Xildhibaano…