Headlines

Masar ayaa cambaareysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho, waxayna mar kale xaqiijisay inay taageereyso ammaanka Soomaaliya

Qairo(Mudugpost).Dowladda Masar ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Axadii lagu qaaday Xerada Damaanyo ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 20 ruux, halka 15 kalana ay ku dhaawacmeen. Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa soo saartay bayaan ay ku muujineyso sida ay u garab taagan tahay Soomaaliya, waxayna tacsi…

Read More

Raโ€™iisul Wasaare Xamse oo ku eedeeyay Mucaaradka inay u adeegayaan Dowlado shisheeye

ย Muqdisho(Mudugpost).Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa weerar afka ah ku qaaday qaar kamid ah Mucaaradka Dowladda oo uu sheegay inay yihiin kuwo huwan fariimo Dowlado Shisheeye aan dooneeyn xasiloonida Soomaaliya. Waxa uu xubnaha Mucaaradka uu ku eedeeyay inay fagaarayaasha lasoo taagan yihiin shirar jaraaid iyagoo soo gudbinaya fariimaha Wadamo Shisheeye oo markii xilliyaadan…

Read More