President Supports Palestinian Cause, Welcomes Lifting of Sanctions on Syria

BAGHDAD, May 17 – The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, participated on Friday in the 34th Arab League Summit held in Baghdad, the capital of Iraq, where he emphasized the need for the establishment of an independent Palestinian state and welcomed the lifting of international sanctions on Syria. “There can be no more occupation…

Read More

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageerayay Urur Siyaasadeedka Xal-Qaran oo kulmisay Mudanka iyo Muxtaramka Bulshada

Muqdisho( Mudugpost)-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna taageerayay Urur Siyaasadeedka Xal-Qaran oo kulmisay Mudanka iyo Muxtaramka Bulshada oo ay ku jiraan Madax-dhaqameed, Masuuliyiin Dawladeed, Ganacsato, Culima-Udiin, Dhalinyaro, ururada Haweenka iyo Aqoonyahanka Bulshada ayaa lagu qabtay Magaalo Madaxda dalka ee Muqdisho. Bulshada Madashu kulmisay ayaa si wayn u taageertay Barnaamijka Urur Siyaasadeedka Xal-Qaran iyo…

Read More

Xasan Sheekh oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Jaamacadda Carabta ee Baqdaad

Muqdisho(Mudugpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey meertada 34-aad ee shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Baqdaad, isagoo si qoto dheer uga hadlay xaaladda Soomaaliya, mowqifka dowladda Federaalka ee arrimaha gobolka, iyo taageerada ay u hayso qadiyadaha Carabta. Madaxweynaha ayaa uga warbixiyay hoggaamiyeyaasha Carbeed dadaallada dowladda Soomaaliya…

Read More

103 xildhibaan oo Soomaaliyeed ayaa dalbaday in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu iscasilo sababo la xiriira ku xadgudubka dastuurka.

Muqdisho (Mudugpost) – Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee labada gole oo ka kooban 103 xubnood ayaa si wadajir ah u soo saaray bayaan ay ku dalbanayaan in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka ka dago, iyagoo ku eedeeyay inuu si weyn u xadgudbay dastuurka, uu ku takri-falay awoodda, islamarkaana uu ku guul-darreystay hoggaaminta dalka…

Read More

Go’aanka uu qaatay guddiga doorashada oo muujinaya fashilka diiwaan-gelinta”

Muqdisho(Mudugpost)-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ku dhawaaqay in muddo hal bil ah lagu kordhinayo waqtiga is-diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee gobolka Banaadir. Go’aankan ayaa yimid xilli ay isa soo tarayaan walaacyada shacabka, caqabadaha farsamo, iyo muranka siyaasadeed ee hareeyay qorshaha hirgelinta nidaamka “hal qof, hal cod” ee dalka. Inkasta oo kordhinta muddada si rasmi…

Read More