Maamul beddelay SSC oo looga dhowaaqay Laascaanood + Magaca cusub

Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool.  Shirkan ayaa lagu ansixiyay dastuurka dowlad cusub oo lagu magacaabay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaana caasimad u noqonaysa magaalada Laascaanood. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa…

Read More

Ciidanka DF oo dagaal culus kula wareegay Beledxaawo iyo kuwa Jubaland oo ikaga baxay Beled-xaawo.

Xaalada magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa maanta degan kadib dagaalo culus oo halkaasi ka socday dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka Jubbaland. Deganaashaha maanta laga dareemayo gudaha magaaladaas ayaa salka ku haya, kadib markii ciidamada dowladda oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan ay si buuxdo xalay fiidkii…

Read More

Xaaladda Magaalada Balad-Xaawo Oo Saaka Deggan Kadib Dagaal Culusi Ka Dhacay

Magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saaka u muuqata mid deggan, kaddib dagaal culus oo shalay ka dhacay, kaasoo u dhexeeyay ciidamo taabacsan Maamulka Jubbaland iyo kuwo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Cabdirashiid Janan. Dagaalka ayaa billowday abaarihii duhurnimo, wuxuuna socday ilaa fiidkii, iyadoo la adeegsaday hub culus. Waxaa laga soo sheegayaa…

Read More

Yurub iyo Mareykanka oo ka sii niyad-jabaya dowladda madaxweyne Xasan Sheekh

In kasta oo balaayiin doollar oo taageero caalami ah la siiyey, haddana ciidanka Soomaaliya ayaa ku fashilmay wajihidda weerarro isdaba-joog ah oo bilooyin socday oo ay soo qaadeen kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaeda, waxaana sii yaraanaya samirka deeq-bixiyeyaasha, sida ay qortay wakaaladda wararka AFP. Iyagoo adeegsanaya boqollaal dagaalyahan iyo gaari walxaha qarxa laga soo…

Read More

DF oo wacad ku martay la-xisaabtanka Axmed Madoobe kadib dagaalka Beledxaawo

 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay dagaalka mar kale ka qarxay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kaasi oo masโ€™uuliyadiisa ku eedeysay hoggaamiyaha Jubbaland. Wasaaradda Amniga Gudaha oo uu kasoo baxay war-saxaafadeedkan ayaa waxay si adag u cambaareysay daadinta dhiigga dadka Soomaaliyeed, oo ay sheegtay inuu si macno darro ah u daadinayo Axmed Madoobe. โ€œEedaysanuhu…

Read More

Fartaag: Waa In La Xisaabtamaa Kuwa Daadinaya Dhiigga Shacabka Jubaland

MUQDISHO, 25 Luulyo 2025 โ€” Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Madaxweyne Axmed Madoobe inuu hurinayo colaadda Gobolka Gedo, kadib dagaalkii ka dhacay magaalada Beled-Xaawo. Weerarkan ayaa sababay khasaare nafeed oo gaaray muwaadiniin Soomaaliyeed, waxaana ujeeddadiisu tahay, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda, inuu eedeysanuhu sii balaariyo dambiyada uu horay u galay, isla markaana uu sii kala fogeeyo…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horraysay ka hadashay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaha Puntland

Dowladda Soomaaliya maamulka Puntland ku eedeysay afduub iyo xad-gudub lagula kacay sida ay sheegtay markabka SEA WORLD oo dhawaan laga qabtay xeebaha Puntland, kaasoo waday hub iyo gaadiid dagaal. Dowladda ayaa sheegtay in Markabkan uu u rarnaa  xarunta tababarka ciidamada ee TURKSOM, sida ku cad heshiisyada iskaashiga difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo dowladda Turkiga….

Read More

Dagaal culus oo ka dhacay Beled-Xaawo kadib markii la keenay taliyaha cusub ee NISA Gedo

Beled-Xaawo, Soomaaliya โ€“ Waxaa maanta magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ka dhacay dagaal culus, kaddib markii dowladda federaalka ay halkaas geysay Cabdiraashiid Janan, oo dhawaan loo magacaabay taliyaha hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ee gobolkaas. Cabdiraashiid Janan ayaa lagu soo dajiyay Beled-Xaawo diyaarad qumaatiga u kaca ah oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, taasoo…

Read More