innaa lillaahi wa innaa ileyhi rajicuun. Geeri naxdin leh

innaa lillaahi wa innaa ileyhi rajicuun. Geeri naxdin leh

Jaaliyada Galmudug State ee Waqooyiga America Wexeey halkan tacsi uga dirayaan dhamaan  Qoyskii iyo eheladii uu ka Geeriyooday Cali Cabdidaahir Diiriye-Cali Lugeey oo ku geeriyooday Magaalada Cape-Town ee Wadanka South-Africa. Wexeey ilaahayna uga Baryayayaan in uu samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo qooyskii,qaraabadii iyo Saaxiibadii uu ka tegay. Marxuumkana Naxariistii Jano Alle ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aaamiin. innaa lillaahi wa innaa ileyhi rajicuun.

Share This Post

Post Comment