Waxaan uga taganay Caruurteenii Dhurwaa, markuu cunay caruurteenii waxaan is weeydiinay muxuu u cunay Caruurta?

Waxaan uga taganay Caruurteenii Dhurwaa, markuu cunay caruurteenii waxaan is weeydiinay muxuu u cunay Caruurta?

Waxaan uga taganay Caruurteenii Dhurwaa, markuu cunay caruurteenii waxaan is weeydiinay muxuu u cunay Caruurta?

Kooxda Sufa ee qafaalka ku heeysta Gobolka Galgaduud iyo Hiiraan ayaa dhibaato aan la qiyaasin kara u geeysatay Dadka shacabka ah eek u nool Gobollada Dhexe sidoo kale waxa eey boob aan la qiyaasi Karin ka fuliyeen xiligii Ciida halkaas ooy ka geeysteen Dhac iyo Bililiqo .

 

Kooxda Sufa ama Dhurwaayada Gobolada dhexe ka soo dhaceen dadka ku nool Degmooyinka Matabaan, Guruceel, Dhuusamreeb, iyo Daarulsalaam xoolo lagu qiyaasay ilaa afar boqol oo iskugu jira Ari, Geel, iyo Lo’o badan. Xoolahaasna ayaa sufo ku cideen waxa eey u qaadeen hilibkii qabuuraha waa weeyn ee degmooyinkaas.

Ninka u qaabilsan xaga Dhaca iyo Bililiqada kooxda Sufa waa Saadaq Direed ayaa qeeybiyay xoolahaas laga soo dhacay dadka shacabka ah . Tolkiis Cune, lagama liibaane, Geed Korewaab Macalin Maxamuud iyo Kobo Qaad, Ama Abeesyo Xanbaar Shiikh Khaakir Ayaan ka warqabin waxa heeysta Shacabka Gobolada dhexe gaarahaan Degaanada Matabaan,Guriceel, Dhuusamareeb iyo Daarulsalaam.

Shacabkaan ayaa dhibaato xoogan waxaa ku haya kooxahaan ku qaraabta diinta. Dhanka kale Magaalada Xaradheere, Miiroon, Dabagala,Dumaaye, Warshuba, iyo Feerfeer ayaa waxaa ka taagan Masiibo Biniaadam tii ugu xumeeyd halkaas uu ka jiro dhaca iyo boob eey geeysanyaan Kooxda Qoowleeysatada(Shabaab).

 

Share This Post

Post Comment